Forum

Cuntooyinka Caafima...
 
Notifications
Clear all

Cuntooyinka Caafimaadka Leh

1 Posts
1 Users
0 Likes
143 Views
Posts: 2
Topic starter
(@fartuun)
New Member
Joined: 9 months ago

In aan ka taxadirno caafimaadk guud waa muhiim, sidoo kale in aynu cuno cuntooyinka caafimaadka leh iyana sidoo kale waa muhiim. Haddii aan Dumarka Soomaaliyeed waa muhiim in aynu door weyn ka qaadano helista iyo cunista cuntooyin caafimad leh. Aniga ahaan waxaan beryahaan dambe jecleystay in aan cuno cuntooyin fudud oo caafimaad iyo protein ba leh. Haddii aan su'aasheyda u gudbo, ma jiraan cuntooyin aad tijaabiseen oo aad isku aragtay isbedel fiican ama wax badan kaa caawiyay. Haddii ay jiraan maxaa kamid ah, fadlan ilaa wadaag. Mahadsanid!

Share: