Notifications
Clear all
Jul 10, 2022 8:05 pm
Asc walaal, waxaa igu batay cayil fara badan, ka hor inta aanan caruur dhalin waxaan ahaa qof caato ah, kadib caruurtii waxaan u cayilay si xad dhaaf ah. Marka hadda waxaan doonayaa in aan miisaanka iska dhimo, fadlan iiga soo jawaaba, qofkii wax yar i dhaamo oo wax ka yaqaano sida cayilka loo dhimo. Thanks