Forum

Sidee ninkaaga ugu ...
 
Notifications
Clear all

Sidee ninkaaga ugu raaxeeye?

3 Posts
3 Users
0 Likes
114 Views
fardowso
Posts: 1
Topic starter
(@fardowso)
New Member
Joined: 7 months ago

Asc Walaalayaal, waxaan ahay gabar Soomaaliyeed mar dhawna guursatay. Runtii waxaa farxad ii ah in aan guursaday ninka aan ku riyoonayay mudo badan. Guurka kadib hadda waxaan jecleystay in aan ninkeyga farxad geliyo, oo aan u sameeyo waxyaabaha uu jecelyahay si aan u soo jiito qalbigiisa. Hadaba waxaan rabaa in aad iga caawisaa sida aan ninkeyga ugu raaxeyn karo. Mahadsanidiiin!

Topic Tags
2 Replies
Saabiriin Sabnaa
Posts: 7
(@gabdho)
Active Member
Joined: 7 months ago

Walaal waad ku mahadsantahay in aad nala wadaagto aragtidaada. Waxaa sidoo kale farxad inoo ah in aan kaaga jawaabno su'aalahaaga. Waxaan rajeyn in jawaabtani ay noqon doonto mid kaa kaafiso baahidaada. Haddii aad qabto su'aalo kale waad inala wadaagi kartaa. Su'aashaada: Sidee ninkaaga ugu raaxeeye ama aad ugu raaxeyn kartaa?

Jawaabta aan kula wadaageyno:

Waxaa jiro waxyaabo badan oo ay raga jecelyihiin balse aanan halkaan lagu soo koobi karin. Haddii aan soo koobno raga ayaa waxa ay jecelyihiin waxyaabaha soo socdo:

  1. Dirt talk: Hadalada wasakhda ah

Sida loogu raaxeeyo raga waa wax aad u fudud, marka aad taqaano waxa ay raga jecelyihiin. Ka hor raaxada dheh waxa aad rabto, inta raaxada lagu guda jiro dheh waxa aad jeceshahay.  Daraasaad la sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday in raga ay aad u jecelyihiin dumarka ku hadaaqo hadalada wasakhda ah ee loo yaqaano Dirt Talk.

  • Aah
  • Ooh
  • Macaane
  • Ha joojin
  • Igu wad

Marka ay meel mac mareyso waa in aadan qarin dareenkaaga misana muujiso raaxada aad dareemeyso. Adeegso erayada uu ninkaaga aadka u jecelyahay ee aad ugu yeerto marka aad u yeereyso. Tusaale: Macaane, Nolosheyda, Qalbi, Xabiibi iwm.

  1. Erayada raga ay jecelyhiin

Raaxada ayaa ah dareen, dareenkuna waa mid ka yimaado maskaxda biniaadamka, Sidaa darteed waxa ay raga aad u xiiseeyaan erayada macaan qaasatan kuwa kacsiga leh. U dir ninkaaga erayo dareenkiisa kicinayo sida erayadaan oo kale:

  • Goorta aad daafaha wareegeyso, jirkeyga oo idil wuu yaqaanaa.
  • Aniga iyo adi caawa 8:00 fiidnimo, Qolka jiifka mise?
  • Waxaan kuu diyaarinooyaa cashadii aad jecleyd, ma sugi karo in aad guriga timaado.
  • Waxaan rabaa caawa in aan caruurta ciyow seexiyo, ka waran aniga iyo adiga haddii...?
  • Ma sugi karo caawa.... Aad baan u jiriricoonayaa in aan taa ka fikiro. Waxaan rajeyn in aad i fahantay.
  • Caawa sariirta tartan?? Waxaa laga yaabaa in aad ku guuleysato bilad dahabi ah!
  • Maxaan xirtaa caawa? Dooqaada?
  • Waa maxay waxa ugu dareenka badan ee aan kuu sameyn karo goorta aan ku arko?
  • Waa maxay kalarka aad ugu jeceshahay in aan hoos ka xirto, kaliya cajiib, waad ogtahay waa goor dambe.
  • Aan kulano caawa aniga iyo adi, waxaan rajeyn in aad jeclaan doonto halka ay ku dhamaaneyso.
  • Waxaan ku lumay Indhahaaga, waxaan dareemayaa Nabad taabashadaada. (Marka u sharax sida ay u dhaqaaqdo midkastoo dareenkaaga ah.)
  • Hadii aad iga codsan lahyd in aan ku guursado markale, waxaan kuugu jawaabi lahaa haa iguurso markale, maxaa yeelay waxaad kicisaaa dareemaheyga si aanan caadi ahayn.
  • Qiyaas waxa aan hada ka fikirooyo?
  • Waxaan rajeyn in aad hadda ila joogto
  • Ma sugi karo caawa??
  • Ma xasuusataa aniga iyo adi habeenkii na isugu keen horeeysay? Aan xusno caawa..
  1. Xirashada dharka qafiifka ah

Haddii aad tahay xaas aanan xiran dharka qafiifka ah ee jirkaaga ka muuqanayo waxaad sameyneysaa ficil qaldan. Sida loogu raaxeeyo raga ma ahan kaliya in aad labadaada cajir u kala furtay kadibna uu shaqadiisa iska dhameysto ee sidoo kale waa in aad indhaha ugu raaxeysaa. Ka hor inta aadan bilaaban baashaalka raaxada macaaan. Hadaba inta uusan guriga imaanin xiro dhar qafiif ah gaar ahaan kuwa jileeca ah isla markaana taataabashada ku macaan si marka uu guriga yimaado uu u  dareemo in aad u dhareereyso baahalkiisa.

  1. Muujinta qaababka aad ugu jeceshahay

Raga qaar wax badan kama garanayaan sida dumarka loogu raaxeeyo, sidaa darteed u qish ninkaaga rabitaankaaga. Sida caadada ah raaxada galmada waxaa loo daadihiyaa si wadajir ah, marka aad adigu raaxo dareemeyso, ninkaaguna wuxuu dareemayaa raaxo waali ah, wuxuuna ka sii qaadayaa kacsi xoog leh. Hadaba si uu ninkaaga kuugu raaxeeyo, u muuji qaababka aad ugu jeceshahay iyo sida aad wax u rabto. U sheeg riyooyinkaaga iyo waxyaabaha qalbigaaga ku jiro si toos ah ama si sarbeeb ah, hana ka baqan maxaa yeelay waa ninkaaga.

  1. Raaxada in aadan ku fiirsan ninkaaga

Raga ma jeclo naag bilaa raaxo ah oo aanan raaxada la wadaagin. Mala wadaagtaa raaxada ninkaaga, macnaha mararka qaar intaad isaga ku dul fariisato maku bilaawdaa taataabasho diiran? Ma dhuuqdaa bishimankiisa si aayar aayar ah?  Ma salsalaaxdaa jirkiisa iyo baahalkiisa si yaroo macaan? Ma isku daydaa in aad biyaha ka keento adigoo ku dul fadhiyo? Mise isaga uun baa wixiisa iska walwalaaqdo markuu dhameysatana iska hurdo?

Hadaba haddii aadan su’aalahani qaar kamid ah aadan sameynin, waxaad sariirta ka dhigeysaa mid caajis ah. Taasna ma ahan wax fiican. Baro in aad maamulka marmarka qaar aad adiga qabato, sariirtana aad atariisho ka noqoto. Raga dumarka nuucaas ah waa ku dhaartaan.

  1. Baro meelaha raga ka kacsadaan

Haddii aad taqaano meelaha ugu dareenka badan raga waxaa kuu fududaanayo in aad barato waxa uu ninkaaga jecelyahay. Markii aad meelahaasi mid aad walbaa aad tijaabiso misana aad dareenkiisa isha ku heyso waxaa kuu soo baxayo waxa uu ninkaaga jecelahay iyo meelaha uu ka kacsado.

Halkani waxaan ku diyaarinay meelaha ugu dareenka badan raga iyo sida raga loogu raaxeeyo qaab dabacsan. Haddii aad rabto in aad wax ka ogaato riix halkaan: Meelaha ugu dareenka badan raga.

  1. Raga waxay jeceylihiin Salsaaxista guska

I aamin raga waxay jecelyihiin salsalaaxista guska. Marka aad si aayar aayar ah uu u dhuuqeyso, misna muujinayo dareenkaaga adigoonanan boobsiinin dhuuqmada, kadibna aad hoos u daadegto, raga markaas oo kale waxaa ku soo dago dareen aanan caadi ahayn. Of course waxaa fiican xiligaasi in aad soo diyaarsato kareemka loo yaqaano Gel, kaasoo ah mid qoyan.

7.1 Sida loo isticmaalo karemkaas

  • Ku Qooy kareemka gacanaataada
  • Ku qabo gacantaada dhex bartamaha guska
  • Bilaaw salsalaaxista guska, adigoon ka tagin dhuuqmada bashimankiisa
  • Salsalaaxista ku wad, marna hoos, marna kor, ilaa madax guska
  • La soco dareenkiisa, marka uu xoogaa is waalo, ha joojin, ku wada sidaa
  • Fiiro gaar ah: Xoog ha u majuujin guska, kana taxadir  in aysan gacantaada qalalin

Ugu dambeys waxaan rajeyneynaa in ay wax badan kaa caawin doonto sida ay gabdho fara badan oo bogeena ku xiran ay ugu caawisay. 

Reply
Gabdho.net
Posts: 2
Admin
(@gabdho03gmail-com)

Share: