Forum

Waa intee meelaha u...
 
Notifications
Clear all

Waa intee meelaha ugu dareenka badan raga?

2 Posts
2 Users
0 Likes
153 Views
Posts: 2
Topic starter
(@aniso)
New Member
Joined: 9 months ago

Waad salaaman tihiin dhamaaan bahda Gabdho.net.  Salaan kadib waxaan qabaa hal su'aal oo aan jeclaan lahaa in la iiga jawaabo. Su'aashu waxay tahay waa intee meelaha ugu dareenka badan raga? 

Topic Tags
1 Reply
Saabiriin Sabnaa
Posts: 7
(@gabdho)
Active Member
Joined: 9 months ago

Aniso waad ku mahadsantahay inaad nala wadaagto aragtidaada! Marka aan u soo gudbo su'aashaada ah: waa intee meelaha ugu dareenka badan raga? Jawaabta:

Waxaa jiro meel badan oo ay raga jecelyihiin ama ay ka kacsadaan. Meelahaas waxaa kamid ah meelahaan:

  • Bishimanka (faruuryaha)
  • Qoorta
  • Gacmaha
  • Laabta iyo Ibta naasaha
  • Xudunta caloosha
  • Xundhurta
  • Guska iyo Qooraha
  • Dabada
  • Bowdada
  • Faraha suulasha (cagta hoose)

Meelahani waa meelaha ugu dareenka badan raga, waana halka ugu kacsiga badan raga, waxa ayna ka helaan kacsi waali ah. Xusuusnow raga oo dhan halkaan kama kacsadaan, laakin inta badan waa ka siman yihiin. Marka aad meelaha qaar taabaneyso ama aad salsalaaxeyso adiga ayaa lagaa rabaa in aad dareenkiisa fiiriso si feejigan ah.

Fiiro gaar ah: Marka aad baashiyeyneyso ama aad faruuryahiisa dhuuqeyso, isku day in aad isku waqti meelaha u dhawo xubintiisa taranka inaad salsalaaxdo, adigoona taaban geedkiisa (guskiisa)

Marka aad sidaas ugu celceliso, dhuuqmadana aadan ka joojin waxaad arkeysaa isagoo qeybta hoose dhaq dhaqaaq ka sameynayo calashaan xubinta taranka (Guska), markaas bilwaaw in aad qabato baahalkiisa, si yaroo macaanne oo dareen leh u salsalaax, adigoonan xoog u qabaneynin. Isla waqtigaas waxaa fiican in aad isticmaasho saliid ama kareem si ay xubintu ay u qoydo. Markaan oo kale waa macaan, ragana waxay dareemaan dareen waali ah. Waxaan rajeyneynaa in jawaabtani ay wax badan ka caawin doonto adiga iyo gabdahha kale ee iyagana guurka ku cusub ama aanan aqoonin sida loo kiciyo dareenka raga iyo meelaha ay raga ka kacsdaaan.

Reply
Share: